Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid oo waqti badan ku Hungoobay inuu qabto hogaanka maamulka Somaliland ayaa hada Taagan Quus, wuxuuna Bilaabay inuu Calaacal Warbaahinta Mariyo.Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid oo waqti badan ku Hungoobay inuu qabto hogaanka maamulka Somaliland ayaa hada Taagan Quus, wuxuuna Bilaabay inuu Calaacal Warbaahinta Mariyo.