maamulka degmada afgooye ayaa bilaabay mashaaricyo dib loogu soo celinayo bilicda degmadaasi
maamulka waxuu sheegay in meel walba oo degmada ka mid ah la doonayo iney ahaato nadiif isla markana bilicda suuqa gaar ahaan loo sameeyo meel hilibka lagu iibiyo weliba maaluka waxuu sheegau in ay sameeyeen biyo mareeno iyo dib u dhis farabad iney ka wadan dar dar xoog leh
shacabkana waxan u jeediheynaa iney nala shaqeeyaan