lamana yaqaano sababta keentay in xabsiga loo taxaabo nabadiinka
Waxaa la sheegaya in ay xabsiga u taxaabeen Ciidamada Amaanka ee Dowlada soomaaliya.
Waxaan ka wareysanay Ugaas Axmed Ugaas Siid Cali oo ah Ugaaska Beesha Biimaal waxaana uu ka dalbaday dowlada soomaaliya hay`adahooda amaanka in ay cadaalada horkeenaan hadii danbi uu leeyahay hadii wax danbi ah laheyna la siidaayo
Nabadoon Maxamed Abuukar TimaGaduud ayaa waxaa laxiray 2bishaan aan kujirno waxaana wararka ay sheegayan in uu ku xiran yahay Godka jilacow sida dadka qaar ay sheegayaan.
Dhageyso