Qofka uu jiiray mid kamid ah Gaadiidka Ciidanka Amisom ayaa ahaa qof rag ah isagoona uusoo gaaray dhaawac halis ah waxana lasheegayaa in Ciidanka Amisom ay goobta isaga tageen iyadoona aan dib ugusoo laaban. Dad fara badan ayaa goobta kuxoonsan iyadoona iminka dadku ay si aad ah ubuux dhaafiyeen iygoo usoo daawasho tegay.
Sidoo kale waxaa goobta soo buux dhaafiyay Ciidamo katirsan kuwa Dowlada Somalia. Lasoco wixii soo kordha. Daawo Sawirrada