Waa Arin aad uyar in la arko gabar Soomaaliyeed oo sidaan oo kale ugar gaareysa shacabka, gaar ahaan kuwa degan deegaanada gobolka ay Soomaalidu leedahay ee Kenya NFD.
Bishara Farah waa Gabar darawalad ah isla markaana ka shaqeysa Ambalaasta, waxaa ay masaafo badan wareegtaa maalin kasta si ay dadka ucaawiso.23-jirkaan kasoo jeeda Magaalada Wajeer ayaa isticmaasho wadooyin aad uqatar taas oo xataa nolosheeda ku weyn karto