gaaban oo qosol badan Lagu shaaciyey in Hadii Puntland ay tahay Hooyadii Faderaalka loo baahan yahay in loo Helo Aabihii, si ay Caruurtu magac u yeeshaan, waxaana Muuqaalkan lagu soo bandhigay Xaflad loo qabtay maamulka Galmudug “Habarta iska dhalaysa Ilamaha aan Aabaha lahaynma adigaa ? Anigu waan ahay Hooyadii Federaalka” Hadana waxaynu samaynaynaa Aabihii Federaalka waxaad dhalaysaa Ilmo Xalaal ah