Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Ee Somalia Mudane Shariif xasan Sheekh Aadan Ayaa Gaaray D:Baraawe Ee G/Sh/hoose.
Shariif Xasan Ayaa si weeyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Baraawe Ee G/Sh/hoose Dadweyne Aad u farabadan oo sitay calanka Shariif Xasan islamarkaasina watay Calanka Maamulka Koonfur Galbeed Somalia.