Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in Musharax Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe uu ku guuleeystay Doorashada Madaxtinimo ee Maamulka Jubbaland.
Musharaxiinta oo gaarayay ilaa Afar Musharax oo uu kamid yahay Axmed Madoobe ayaa Codadka u kala helay sidaan.
Maxamed Cusmaan Yuusuf : 0
Cusmaan Xaaji Feyruus : 2
Hilowle Maxamed Aadan : 2
Axmed Maxamed Islaam : 68 Cod
Waxaa Halaabay Labo Cod.
Waxaa Codka dhiibtay 74-Xildhibaan oo kamid ah Baarlamaanka Jubbaland,iyadoo Musharaxiintii la tartamay Axmed Madoobe ay u Hambalyeeyen Madaxweynah Guuleeystay.
Shabakada Warar baxdo.com ayaa hada Ogaatay in xildhibaano badan Daqiiqado kadb ay kulan ku yeelan doonaan magaalada Muqdisho,si ay mooshin kaga gudbiyaan axmed madoobe