Kadib kolkii maamulka Shariif Xasan uu go’aansaday inuu caasimada maamulkiisa uu ka dhigto magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa jiray dhaqdhaqaaq uu shariifku ka waday degmada Baraawe oo ka socdo howlo uu maamulkiisa Shariif uu ugu magacdaray inuu xaqiijinayo Amniga