Kulanka Mudanaaysha Barlamanka Somaliya Maaanta ay yesheen Ayaa Waxa Warbixin looga Dhageysatay Gudiga Difaaca Barlmaanka.
Wax yabaha uu ka war bixiyay gudiga ayaa wax qeyb ka ahaa Waqtiga joogista Ciidamad AMISOM iyo Dilal lagu eedeeyay Ciidanka Midowga Afrika inay u geysteen Dad shacaba ah oo ku suganaa Goobaha ay ka Maamulaan Gobalada Dalka.
Xuseen Carab Ciise oo ah gudoomiyah Gudiga Difaaca oo sharaxad ka bixiyay kulamadii ay yesheen saraakisha AMISOM ayaa sheegay in AMISOM ay balan qaaday in ay magdhow ka bixin doonto Dadkii ay ku Dileen Magaalada Marka.
Ugu dambeyn, Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Barlamaanka Mahad Cabadala Cawad ayaa sheegay Miisaniyad Dowlad inay kulan ka yelanaa Mudanyaasha Barlmaanka iyo Gudoonka Sare taas ay isla qilaaf bixin donaan Waxayabo ay mudanaaysha dhaliilo u soo jediyen