Munaasibad Balaaran Oo Lagu Qabtay Dagmadda Carmo ee gobolka Bari ayaa Lagu daahfuray Tababar ay qaadanayaan Ciidamadda Booliska Puntland.
Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Puntland Janaraal Cabdirisaaq Afguduud ayaa Daahfuray tababar ay qaadanayaan guud ahaan Ciidanka Booliska Puntland,waxaana tababarku uu ka bilowday Kulliyadda Ciidanka Booliska ee Carmo.