Madaxweynaha Maamulka K.Galbeed Shariif Xasan iyo Gudoomiyaha Degmada Marka Mudane Xasan Cumar Maclin (Shareca) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socdo ay gaaraan Magaalada Marka ee caasimadda gobolka Sh.Hoose.
Wafdigan ayaa marka ay gaaran halkaas waxay kula kulmi doonaan gudoomiyahii Hore ee Degmada Marka Mudane Maxamed Cusman Yariisow iyo odaydhaqameedka iyo sidoo kale qeybaha kala duwan ee bulshada halkaas ku dhaqan.Walow manta laga sugayi halkas
Wafdigan ayaa ujeedkiisu yahay in lagu caleemo saro Gudoomiyaha cusub ee dhawan la magacabay