Isbitaalka Digfeer ayaa waxaa la sheegay inay ku soo korartey arin la yaab iyo amakaag ku noqotey shacabka ku nool magaalada Muqdisho ka dib markii gelitaanka Isbitaalkaas laga dhigay lacag iyadoona marka uu qofku booqonaayo bukaanka ku jira isbitaalkaas uu bixinaayo lacag.