Cabduqaadir Maxamed Nadaara oo ah weriye caan ah ahna afayeenka maamulka koonfur galbeed ayaa ka war bixiyey beelo ka cabanaya xildhibanada lasoo xuli doono
Waxaa intaasi uu ku daray in aanu jiran wax xildhibaano ah oo lasoo xulay, waxaana uu sheegay in ay diyaar u yihiin qancinta beelaha halkaasi daga.