Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa ah nin aad u jecel jimicsiga waxana uu caan ku yahay xilliyada fasaxa ama shaqadaba in uu howlgelin isagoo aan soo qaadin jimicsi.
Madaxweyne Putin ayaa maalin maalmaha ka mid ah sawiradan laga soo qaaday isaga iyo ra’iisal wasaarihiisa Dmitry Medvedev magaalada Sochi.
Hogaamiyaha dalka Ruushka ayaa sidoo kale waxa uu jecel yahay fardafuulka isagoo leh fardo u gaar ah kuwaasoo uu xilliyadiisa fasaxa uu eryado.