Afhayeenka Ciidanka AMISOM Paul Jaguna oo wareysi siiyey Idaacada VOA-da laanteeda Afka Soomaaliga ayuu kaga hadlay Arimo kala duwan oo weerarkii Shalay lagu qaaday Janaale ka mid yahay.
Waxa uu sheegay Afhayeenka inay heleen warbixin ah in dib loo qabsaday Xerada ciidankooda kusugnaayeen ee deegaanka Janaale.