Muuqaalkaan ayaa ka tarjumaya sida darxumada ah Soomaalida ugu dhibaateysan yihiin gudaha dalka Libiya iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan ninka caanka ah ee MAGAFE oo isaga Lacago baad ah ka qaada dadka Tahriibaya oo dallalka dagaalada ka jira ka tagaya.