Shariif Xasan oo ka mid ahaa wefdigii shaley la socdey madaxweynaha dowlada federalka somaliyaa ayaa kol uu la hadlaayey odayaasha ka soo jeeda shabeebalaha hoose waxaa waxaa uu si weyn uga hor yimid eedihii ay u gudbiyeen kaasoo ay u sheegeen ciidamada loogu yeero xooga dalka ay ku hayaan dadka Sh.Hoose, oo ay ka mid yihiin isbaarooyinka, dhaca iyo kufsiga haweenka.