Guddoomiya Magaalada Marka Xasan Cumar Macallin ayuu ka warbixiyay kulamo dib u heshiisin ah oo loo dhigay Beesha Biimal iyo Hawargidir oo ka soconaya degmadaasi Marka.
Guddoomiyaha ayaa tilmaamay in inta badan ay isku fahmeen labada beelood ee xiisadoodu ka alowsaneed Gobolka Shabeelaha Hoose qodobada dhimana laga dhur sugayo Odayaasha dhaqanka sida uu yiri.Guddoomiyaha Magaalada Marka Mudane Xasan Cumar Macallin.
Asigoo u waramaya shabakada muurinews.com
kulamada aan isugu keenay labada dhinac, waxaan ku sheegi karaa in ay ka soo baxeen Natiijooyin wax ku ool ah, inta dhimana waa dhameystireynaa ilaaheey idankiis” sidaas waxaa yiri Guddoomiyaha Magaalada Mudane Marka Xasan Cumar Macallin.