Xildhibaan afaraale ayaa sheegey in gobolka bakool uu ka kooban yahay 5 degmo oo kala ahXudur, Rakdhure, Ceel berde, Tiyeeglow, iyo Waajid waxaa kaloo uu intaasi raciyey Aato iyo Yeed iyo kuwa kale ee la sheegey ineysan weligood degmo aheyn.
Hadaladii Xildhibaan Afaraale waakan ee nala dhegeysta.