Afahayeenka Ciidamada deegaanka Col. Maxamed Ciise oo ka jawaabayey eedeynta Goobaale iyo mar marsiyada uu mar kale ku doonayo in uu ku dagaal galo ayaa waxa uu sheegay in shabaab lagu ogyahay deegaanada ay gacanta ku haayso hase ahaatee aan loo jeedin in halkaas weerar lagu qaado.