Kulan ay wadaqaateen Madaxweynaha dowlada konfur galbeed mudane shariif xasan shekh adan iyo odayaasha dhaqanka konfur galbeed ayaa maanta waxay isku af garteen in mudo cayimin dib lodhigo xulida barlamaanka konfur gelbeed
Taas oo ay kumacneyen madama aynu nahay dad isllaam ah in aan ciida Carafa an farxad kula ciidno reeraha iyo adayaasha dhaqanka oo iyana qeyb kamid ah ay kumaqanyihiin baytulaahil xaram gudashada xajka sida daraateedna waxaa dib logu balamey hadii eebe idmo ciida kadib INSHAA ALLAH