Magaalada Frankfurt waxa lagu soo bandhigay baabuur nuuca raaxada ah oo aad loo qurxiyey kuwaasi oo lasoo warinayo in caalamku ka yaabeen.
Madaxweynaha Jarmalka Angel Merkel ayaa ka mid noqotay madaxdii lagu casuumay munaasabada gaadiidkaasi lagu soo bandhigayey.
Shirkada Volkswagen ee baabuurta sameysa dalka Jarmalka waxay sheegeen in ay ku rajo weyn yihiin baabuur ka qurux badan kuwa hadda lasoo saaray ay sameyn doonaan sida dadka macaamiilka la ah ugu farxad geliyaan.