agaalada Muqdisho waxaa maalinkii labaad galay shirka wada tashiga ee sidii looga gudbi lahaa hiigsiga 2016, shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya madaxda Soomaalida iyo madax ka socota beesha caalamka.
warar hoose oo aan ka helnay goobta shirka ayaa tibaaxaya in madaxda Puntland iyo Jubbaland ay diidan yihiin dhowr qodob loo soo bandhigay.