إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ
Maamulka iyo Howlwadeenada Shabakada Mmuurinews.com waxey Tacsi tiiraanyo leh halkaan uga dirayaan Marxuumad Suldaano Xaji Xasan Maxamed Cadoow qaraabadiyo Eheladii ay ka geeriyootay Allaha unaxariistee, Marxuu Suldaano oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho.
Waxaan Ilaah uga baryeynaa in uu Marxuumada Qabrigeeda u nuuriyo, janadiisa Firdowsana ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii ay ka tagtayna Samir iyo iimaan uu Ilaahey ka siiyo. Aamiin, Aaamiin, Aaamiin.
Waxaa halkaan Tacsi tiiraanyo leh ka dirayo Dadka kala ah:
1: Xajiyo Xawo maxamed cumar xawo (kuso)
2: Nabadoon cali badi qadir adeer
3: maxmed abuu
4:axmadey shekh cabdi wahab
5: maxamed luqman lo yaqan guhaad
6:jamac nuur maxamed
7: maxamud nuur maxamed
8:xasan maxamed xasan( korfarow)
9: Afayenka jaliyada sweden Cabdulahi Maclin (Baal baal)
10: axmadey cali axmadey (boolo)
11:shariifo shekh cabdi wahab
12:cisman aboow maxamed (diinle)
13:Ibraahin Cabdi Bengi
Dhamaan dadka kor ku xusan waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska, Qaraabada iyo Bulshada ay ka baxay Marxuum Suldaano gaar ahaan Qaraabada ay ka soo jedo waxan ilaahay uga baryayaan in ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo Intii ay ka baxay iy guud ahaan Beesha Biimaal, waxayna Marxuumda ilaahay uga baryayaan in ilaahay ka waraabiyo Janatul firdawsa Aamiin Aamiin.