Maqribnimadii caawa ayaa waxaa Gaari nooca loo yaqaano Qooqan waxaa lagu weeraray ilinka hore ee Madax tooyada Soomaaliya ee Muqdisho waxaana lasheegayaa in Gaarigaas ay saarnaayeen wax yaabaha qarxa.
Wararka way sheegayaan in dhimashado ay gaadhey 8 qof oo rayid ah halka dhawacana uu gaarayo sida dadka jooga halkaas ay sheegayaan 10 qof oo ubadan ciidankii ku sugnaa halka qaraxa uu ka dhacay.
Hadaba waxaa inoo suura gashay mid ka mid ah dadka jooga halka wax ka dhaceen waxaana uu sharaxayaa sida ay waxa u dhaceen