AMISOM aya goor dhoweyd soo bandhigay sawirro muujinaya in ciidamadeeda iyo Kuwa Deeganka ay ku sugan yihiin magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose, kadib markii Magaaladaasi muddo saddex jeer ah ay isaga danbeeyeen Alshabaab iyo AMISOM iyo Kuwa Deeganka.
Ciidamada degaanka ayaa la arkayaa iyagoo la socda ciidamada AMISOM, waxaana kuu muuqata in ciidamada Deeganka iyo AMISOM ay ka dhaxeyso wada shaqeyn buuxda.