Amiin Arts oo Sawir Layaab & qosol ah ka sameeyay Sida RW CC loogu bahdilay Garoonka KENYA
Feb 21, 2016 -
Comments off
Farshaxaniistaha Caanka ah Amiin Arts ayaa sawir qosol badan ka sameeyay Bahdilkii foosha xumaa ee R/wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigii lasocday ku qabsaday Garoonka Diyaaradaha Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.