DAAWO: Barnaamij-ka Faaliyaha Qaranka iyo Bahdilkii RW CC ee JOMA KENYATTA.
Feb 22, 2016 -
Comments off
Barnaamijka Faaliyaha Qaranka ee ka baxa Tv-ga Universal ayaa lagu soo qaatay todobaadkaa bahdilkii yaabka lahaa ee RW CC ku qabsaday Garoonka Diyaaradaha joma kenyatta oo ku yaala magaalada Caasimada dalka kenya.