Mid ka mid ah xaafadaha magaalada Hargeysa oo ay ku dhaqan yihiin dad dan yar ayaa waxaa laga soo sheegayaa iney ka jiraan dhibaatooyinka dhanka nolosha oo aad u daran waxaana halkaasi lagu soo arkay hooyo 70-ah oo tahriibtay iyo rag qaajo darteed u qashay Bisad ama yaan quur..