Feb 23, 2016 - Comments off
Sidda aad la socoteenba RW Cumar ayaa ka hadlay xanibaadii loogu geystay Garoonka Nairobi wafdigii uu horkacayey, hadda waxan halkan idin kugu soo gudbineynaa Wareysi gaaban oo Muuqaal ah kaas oo uu R/wasaaruhu kaga hadlay arintaasi.
Comments are closed.