David Obonyo oo ah Afhayeenka Ciidamada kenya ayaa warbaahinta Dalkiisa usheegay in xasan sheekh kamidyahay Kooxda ay ladagaalamayaan ee shabaab waxaana taasi timid kadib markii xalay Md Xasan Shekh sheegay in kenya laga dilay 200 askari.
Afhayeenka ayaa sheegay in xasan shekh oo kamidyahay kooxdaas madaama ana ka fogeyn fekerkiisa xagjiriinta waxaana carabka ku adkeeyay in Xasan sheekh yahay shabaab aan u ganbaneyn qaranka Kenya.