Intii uu socday shirka Istanbuul ee arrimaha Soomaaliya waxaa tebintiisa qeyb weyn ka qaatay boqolaal qof oo isugu jiray kuwii shirka ka qeyb galay iyo dad kale oo la socday, waxaana baraha madaxda shirka ka qeyb gashay ay ku leeyihiin internet-ka lagu baahiyay sawiro boqolaal ah oo shirka laga qaaday iyo dhacdooyinkii ku dhex jiray.
Haddaba waxaan idin soo xulnay sawiradii ugu yaabka ama xiisaha badnaa ee shirka laga qaaday oo aan fileyn inaad ka heli doontaan.