MD Xasan Shekh ayaa mar kale ka soo muuqday Warbaahinta Soomaalida ee Qurbaha isagoo wareysi siiyay intii uu ku sugnaa dalka Turkiga TV-da Integration, wuxuuna wareysiga oo ku baxayay afka ingiriiska ku baxayay uga hadlay arrimo ba
Xasan Shekh oo difaacay Haweynkii uu ka gatay Boqortooyada Sacuudiga oo muran badan ka taagnaa isagoo sheegay in shaqaalaha si sharci ah loogu diri doono Sacuudiga ayna kormeeri doonto dowladda Soomaaliya.
Wuxuu sheegay in arrintan si xun loo fasiray oo ay tahay dhalinyarada wiilasha iyo gabdhaha shaqo loogu raadinayo oo hore Yeman u sii mari jiray kuna dhibtoon jiray si ay Sacuudiga u tagaan.