Faaliyaha Qaranka oo kamid ah Barnaamishyada kabaxa Tv-yada Soomaalida ayaa hataan toosh ku ifiyay waxyaabo badan oo yaab leh kasoo kadhacay guadaha soomaaliya iyo caalamka kuwaasi oo dhamanatooda saameyn kuleh soomaalida.
Ajakis oo ah soo saaraha barnaamishkaasi ayaa isbuucaan kusoo qaatay arimo xasaasi ah oo ku aadan bahdilaadii Cumar abdirashiid wafdigiisi iyo warimo kale oo aad uxiiseyneyso.