Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa sheegay in maamulka Puntland ay Wadaan wuxuu ku sheegay DHUL-FIDSI, Wuxuuna hadalkiisu kusoo beegmayaa iyadoo Xiisado colaadeed lagal dareemayo duleedka Buuro-wadal
Faysal ayaa sheegay in 30km dhulka Somaliland ay iminka gacanta ku dhigeen maamulka Puntland taasina ay qatar ku tahay jiritaanma Maamulkaasi Somaliland isagoo ku baaqay in leeska kaa shado sidii dib loogu riixi lahaa Puntland.