War goordhow naga soo gaaaray Magaalada Beydhabo Ee Xarunta gobolka Baay ayaa waxaa uu sheegayaa in goordhow Cidamada amaanka amaamulka K/Galbeed ay qabteen Rag la tuhun san yhay.
Ragan la tuhumayo ayaa waxaa laga soo qabtay garaash kuyaal Magaalada baydhabo halkaas oo Saraakisha amaanka ay tibaaxayaan in ay tahay meesha laga soo abaabulay qaraxyadii shalay.
Waxaa jira Saraakiil caan ah oo shabaab ka tirsan oo ciidamada amaanka ay gacanta ku soo dhigeen islamarkaana hada ay baaritaano ku socdaan.
Wixii ku soo kordha warkaan Muurinews.com kala soco insha allah