kadib dagaal mudo saacado qaatay oo xalay saqiid dhaxe ka bilaawday Magaalada Dhuusomareeb islamarkaana ilaa maanta duhurkii soo gaaray ayaa waxaa warar soo baxayey waxaa ay shegayeen in lagu qabtay Mooryaankii Dagaalkaas Masuulka ka ahaa.
Ciidamada Ahlusunna ayaa maanta dhismo kamid ah kuwa kuyaala magaalada dhuusomareeb ka soo qabtay Hor jooge Liibaan Madaxweyne” isagoo dhaawac ah.
Liibaan ayaa horey uga gadooday Ciidamada Dowlada Xamar gaar ahaan Mileteriga Xasan Shekh Ee Kusugnaa Magaalada Cadaado oo xarun KMG u ha maamulka Galmudug.
Ninka Soo horeeya Waa Liibaan Madaxweyne Wiilka ka danbeeyana waa Askartiisa liibaan xiligan waa lagu qasbayaa in uu is dhiibo isagoo labada lug ka dhaawacan. lama oga sida ay ola dhaqmi doonaan Ahlusunna.
Hoos ka daawo sawirka Liibaan Madaxweyne & Sida loo qabtay