War hada nasoo gaaray ayaa waxaa uu sheegayaa in Ciidamada Ahlusunna ay gacanta ku dhigeen dagaaal ooge Libaan M/weyne”.
Saraakiil katirsan Ahlusunna ayaa inoo sheegay in ay hada gacanta ku hayaan Liibaan oo dhaawac ah islamarkaana magaalada banan keeda ayh hada xabada ka socoto.
Sidoo kale saraakisha ahlusunna katirsan ayaa inoo sheegay in guud ahaan magaalada Dhuusomareeb ay gacanta kuhayaan oo ay ka saareen maleeshiyaadkii uu hogaaminayey Liibaan M/weyne.
Wixi ku soo kordha Kala Soco Muurinews.com