Cayni Muxuddiin oo Gabar uu dhalay Alle ha u naxariistee Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Muxuddiin Maxamed Ibrahim Cayni ayaa ka sheekeysay Geesi nimadii Abaheeda Muxuddiin Maxamed Ibrahim uu kula dar daarmay Cayni Muxuyadiin.
Cayni Waxay Sheegtay Inuu ka hadlay abaheeda Weerarkii Liido ka Dhacay kadib la Diley Ayna waxayna Sheegtay inaysan dowlada ka tacsiyeyn.