Kulan Baroordiiq ah ayaa waxaa Maanta Magaalada Muqdisho loogu sameeyey Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Marxuum Muxiyaddiin Maxamed Xaaji Ibraahim Gudoomiyaha Golaha Dhaxe ee Xisbiga kulan
Waxana kulankas soo qaban qaabiyey Xisbigu Kulan oo ka mid ah Xisbiyada siyaasada ee dalka ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ku qabtay Kulan Baroordiiq ah.
Waxaan ka soo Qeeb galay kulankaasi wasiirkii hore duulista hawada iyo gaadiidka qoorsheel wasiirkii hore caafimaadka xareed , wasiirki hore warfaafinta jahweyn, nabadoonada gobolka sh/hose,xildhibaano , qaar ka mid ah gudoomiyayaasha xisbiyada siyaasadeed siyaasiyiin cuqaal, ururada haweynka dhalinyaro