Waxaa Shirkii dalka Turkiga ee Loo qabtay Soomaaliya, ka qaybgalay Xubno matalayey Maamulka Somaliland Kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen Xubno ku jira Maamulka Somaliland.
Mid kamid ah dadkii ka qayb galay Shirkaasi, oo Shirkii Turkiga kadib Madaxweyne axmed Siilaanyo ka qaaday Xilkii, ayaa wuxuu la hadlay Warbaahinta, Isagoona sheegay in Xilka looga qaaday Shirkii uu uga Qayb galay Dalka Turkiga.