Faah Faahino Dheeraad Ah ayaa ka soo baxay Duqeymo Diyaaradeed oo ka dhacay Deegaano Hoostaga DegmadaJilib Ee Gobolka J/Hoose.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in Gantaalada diyaaradahaasi qaar ay ku dhaceen dhul beereed ku yaalla deegaanka Hargeysa Yareey ee hoostaga degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe.
Ku dhawaad 3 gantaal ayaa ku dhacday Nawaaxiga Hargeysa yareey waxaana ku ledey Xool ay dhaqan jreen Dadka Degaankaas.
Lama garanayo halka laga lahaa diyaaradahaas Duqeymaha Ka geestay Degmada Jilib Ee Gobolka J/Dhexe inkastoo Diyaaradaha Dalka Kenya ay dhowr jeer degaankaas duqeyeen.