Waxaa maanta magaalada baydhabo kadhacay kulan looga hadlayey arrimaha Amaanka Magaalada baydhabo ee Gobalka Baay kulankaas oo uu so qaban qaabiyey Wasiirka Amniga Dowlad Goballada Koonfur Galbeed Somaliya.
Mudane Abdifatah Ibrahim Geesey sidoo kale kulankan ayaa waxaa kasoo qeybgaley Gudoomiyaha Gobalka Baay Abdirashid Abdullahi Mohamed iyo Taliyayaasha booliska iyo nabadsugida sidoo kale waxaa shirkaasi goob joog ka ahaa Taliyaha hay’ada ladagaalanka argagixisada mudane Mayow cabdiraxiin ( Mayow teesiyow)