Wararka naga soo gaaraya Degmada Magaalada Marka ee Gobolka Shabeekada hoose, ayaa sheegaya in hada uu socdo Dibad bax aad u weyn kaas oo ay ka qayb qaadanayaan Odayaal, Culimaa’udiin, dhalanyaro, Ururada Haweenka iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Sida ay sheegayaan wararka Dibad baxa ayaa waxa looga soo horjeedaa Maleeyshiyaad Dowlada Xamar iyo Xasan Sheeekh.
Ka qaybgalayaasha dibadbaxa ayaa wata boorar ay ku qoranyihiin hal ku dhigyo ka dhan ah Doonimeeyno Xasan Culusoow iy Mooryaantiisa Maleeshiyaadka Xasan Sheekh ayaa Shacabka Magaalada Marka u geysta dhaca boob iyo kufsiga ay ku hayaan Gobolka Shabeelaha Hoose.
Waxan soo gudbin doonnaa codadka dibad baxyada insha allh.