Xiisad iyo Muran ayaa wuxuu ka dhashay hadal kasoo yeedhay Faysal Cali Waraabe oo Kulan la isugu yimid dil Toogasho ugu Hanjabay Cabdiraxmaan Cirro Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland.
Xubno u hadlay Xisbiga Wadani ayaa faah faahin ka bixiyey Sidii ay wax u dhaceen, Sidoo kalana Faysal Cali Waraabe ayaa arintaasi ay warbaahintu wax ka waydiisay.