Qaraxii saaka ka dhacay muqdisho waxaa ku dhintay sedax sarkaal oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska DF kuwaas oo qeyb ka ahaa saraakiil tababar kaga socday Xaruunta gaadiidka Booliska oo ah halka qaraxa ismiidaaminta ah lala rabay waxaasa qaraxa uu noqday mid aana u dhicin sidii ay u rabeyn kooxda Alshabaab islamarkaana waxaa la qabtay ninkii isqarxiyay oo dhaawac culus ah.