Waxaa halkaan idiin kugu soo gudbineynaa qarax gaari SURF ah loo adeegsaday oo saaka ka dhacay meel u dhaw xaruunta gaadiidka Booliska oo ku taala degmada C/caziiz ee Gobalka Banaadir.
qaraxaasi ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteyn afar qof oo sedax kamid ah ay yihiin saraakiil ciidanka Booliska DF ka tirsanaa waxaana sidoo kale la qabtay ninkii gaarigaasi isku qarxiyay oo dhaawac ah.