Shabakada Muurinews.com ayaa heshay noqol ka mid ah Wareegto kasoo baxday wasaaradda warfaafinta, boostada iyo isgaarsiinta Jubaland taasoo xilalkii looga qaaday maareeyeyaashii hore ee dekedda iyo garoonka diyaaradaha Kismaayo, ayadoo loo magacaabay Mareeyeyaal cusub.