Arrag Sawirka: Amiin Arts oo soo bandhigay Arin Yaab leh Haweenka laga iibiyay Sacuudiga
Mar 10, 2016 -
Comments off
Farshaxaniistaha caanka ah ee Soomaaliyeed Amiin Arts ayaa soo bandhigay Sawir Yaab leh oo muujinaya gabdhihii Soomaaliyeed ee laga iibiyay Sacuudiga oo qabiil lagu qeyb sanayo.